VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dulqaad - Lyrics

Inanka araga ka doortee Qalbiga igu deeqoo Anoon doonaayee Runtii dookhayga tahay 2× Daadihiyoo jacaylka Daryeeloo ha daalin Danteenaa ka weynoo Isku duubnideena Dadkaa qaar dhibsanayaan 2× Yaan la igu kaa dirin Dariska xumaanteen noqon Qof dumara yaano Daal iyo diif dareento Dulqaad ii muujiyo Qof ducaysan ii noqo 2× Dibnahaaga hadalka Jidhkaygii dubaaxshoo Qalbigaa dareegoo Walee kaan ku daga tahay 2× Daadihiyoo jacaylka Daryeeloo ha daalin Danteenaa ka weynoo Isku duubnideena Dadkaa qaar dhibsanayaan 2× Yaan la igu kaa dirin Dariska xumaanteen noqon Qof dumara yaano Daal iyo diif dareento Dulqaad ii muujiyo Qof ducaysan ii noqo 2×
Queue is empty
-- / --