VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku aaway - Lyrics

Kalsooniyo wanaagbaa Kalgacayl abuuroo Kor u qaada noloshee 2× Kaftankiyo sheekada Kama daalayoo Habeenkii kun jeerbaa Koolkooliyaa koolkooliyaa Koolkooliyaa koolkooliyaa Kolba aan dayaa Kaligii ragaba Kaan ka doortayee Naftan kaafiyoo Naftan kaafiyoo Kaa maarmi maayoo Kaa maarmi maayee Ku aaway macaanoow Ku aaway Ku aaway macaanoow Kaligii ragaba Kaan ka doortayee Naftan kaafiyoo Naftan kaafiyoo Kaa maarmi maayoo Kaa maarmi maayee Ku aaway macaanoow Ku aaway Ku aaway macaanoow Kolkaad iga fogaatuu Kalgacayl iyo xiisuhu Kun jeer kordhaayaa 2× Kama lado hurdada oo Kolkii aan ku waayaa Ka go,aa anfacada,ee Kaa kaalay kaa kaalay Ii kaalay Isoo gaadh macaanoow Isoo gaadh Kaligii ragaba Kaan ka doortayee Naftan kaafiyoo Naftan kaafiyoo Kaa maarmi maayoo Kaa maarmi maayee Ku aaway macaanoow Ku aaway Ku aaway macaanoow Kaligii ragaba Kaan ka doortayee Naftan kaafiyoo Naftan kaafiyoo Kaa maarmi maayoo Kaa maarmi maayee Ku aaway macaanoow Ku aaway Ku aaway macaanoow
Queue is empty
-- / --