VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku bartay - Lyrics

Bartay inaad I nuglayn bartay Bartay bartay inaad ii damqanayn bartay Bartayoo ujeedadaadii waan bartay Ujeedadaadii waan bartay 2× Buuq inaanay noloshu ahayn bartay Laqabsi farxad ruux ku jecel bartay Siday kuu jameen u jamo bartay 2× Bukaan ma ihi hadee ku bartay Ka guuray bartii horoo ku bartay Badbaadshay ruuxdiyo naftaa Ruux I Raba la noolahay 2× Bartay kibirkaaga bartay Bartay bartay buuqaaga bartay Bartayoo been beenta reebay Bartayoo been beenta reebay 2× Bogsii qof adi kuu Qalmaan bartay Page kii hore noloshaan laabay Laabayoo bog kalaaban furtay 2× Bukaan ma ihi hadee ku bartay Ka guuray bartii horoo ku bartay Badbaadshay ruuxdiyo naftaa Ruux I Raba la noolahay 2×
Queue is empty
-- / --