VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma adaa - Lyrics

jacal igu xadiraa naftayda xan xantaynayoo xasuustaada markaan yargalo intaa xawilmaan baxaa xad dhaaf weeyi cishqigaa xabiibi aan kuu qabo xiisaha kuma koobi karo miyaan xakamayn karaa xigigta caashaqa shiday ma adaa xiskayga mida hantiday ma adaa xidiga caashaqa shiday ma adaa xiskayga midka hantiyay ma adaa qof aan laga xiiso go in madaa wadada loo maro xubigu ma adaa qof aan laga xiiso go in madaa wadada loo maro xubigu ma adaa xafiisbaa kuugu yaal wadnaha xarun aad uwayn xiskana adigaa dagoo qalbiga hantiyoo xukuma xubnaha oo idil dhaman ilaa xididada wadanaha ayaad xaq uyeelatay xayaati kusoo dhawoow
Queue is empty
-- / --