VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mataan - Lyrics

ma ogayn galgacal inbada igu midnaayoo aan malayn karayn goortuu imiray hadii laygu mudo mar hadaan wadnaha magan kaaga dhigay maskaxdu haygadtee mataan igu noqo meel dheer hayga tagin maan kiyo qalbiga marna kama maqnaatide ubax midab qurxoon ishu milic sataa macaan iitehee mar hadaan naftani kaa maarmi karin midkii lagu nastee muxibada gal gacal mulkiyay ma noqon
Queue is empty
-- / --