VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Quruxda aad leedahay - Lyrics

qudhaan kula wadaagi lahaa haday noqon lahayd macquul qofkaad tahay baan anigu ahaan laa qayb ka mida quruxda aad leedahaan ahayn wax laga qadee qolofka sare iyo jidhkaad adigu wada qaadanlayd ana waxaan degi laa qalbiga markay ku qabtaan indhuhu ayuun baan qaboobayaa miyaan kaa qanci karaa oo aan quus kuba hadhee qasnada maankaad degtee naftaan ku qaboojin laa hadaad odhanlayd mar qudha quluubta erayada dhayoo qalbigu wuu degi lahaa qiimahaan kugu raacaybaad qaayaha aad dheertaho qalbiga dajiyaaay ilwaaad adaa qalbiyada korshee nolosha kaalay ila qorshee markay ku qabtaan indhuhu ayuun baan qaboobayaa miyaan kaa qanci karaa oo aan quus kuba hadhee qasnada maankaad degtee
Queue is empty
-- / --