VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Samir - Lyrics

samir badan markaan goostay galab anoo nasiib badan sow gabadh xishood badan ba jacayl imay galin intay galay xasuus badan waliba dhigay amaan badan waxaan idhi dhalaal badan adoo kaleba maan baran go'aan saday dadaal badan ilmo badan intaan qubay markaan diray faariin badan midaan bilis u howl galay ilayn badhkaygee waxaan helay bartaan rabay sanbabada jidhkaygiyo boogtiyo xanuunkuba sow adigu beer lullay boholyow ima tirin intaan dumar arke badan waliba bilic asluub badan adaa ugu udgoon badan samir iyo dulqaad badan go'aan saday dadaal badan ilmo badan intaan qubay markaan diray faariin badan midaan bilis u howl galay ilayn badhkaygee waxaan helay bartaan rabay
Queue is empty
-- / --