VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamda nuura - Lyrics

xariir dumaroo xishood huwataa xilkaa garashada ku xeeldheeree xaqiiqda indhaha xogbaa u tahoo dhabtii xanaf tiray adaa xurmo mudan xin iyo mataqaan eray xagasho leh xanaf iyo ceeb malaha xasirido xakiim mahadiye xumaan ma samayso esh cala xikmadeeda esh calaa xabadkeeda esh cala xuuralcayntu esh cala xiska deeqday esh cala xamda nuura esh cala xiska deeqday xulkii dunida xarada wadata xidhiidh hibsho leh iftiin hadhkaa xabadka adigaa inaga xijaboo midkay xasiliyay adaa iga xiga xin iyo ma taqaan weedho xanafta leh xanaaqiyo ma taqaan xishood mida raabay wan hantiyay midan rabay esh cala xikmadeeda esh calaa xabadkeeda esh cala xuuralcayntu esh cala xiska deeqday esh cala xamda nuura esh cala xiska deeqday
Queue is empty
-- / --