Waa ku farxaa foolkaagee
iyo Fahmadaadeee
falaar jacayl ahaan
Igu fidoohaayee

Fajir iyo fiid adiga lee
Aan ku filaaliyaa
Faceed ka roonee ifahmee

Wax fiicanaa aa la faa’idaa
Far kaligeed fool madhaqeesee
Adiga leen ku fiirsahaa

?? la faanaayo
La fiirsado aa taheee
Facaa maa lahelaa
Makaa fuqaayeee

Fagaarihii rabtidaa
Firaash kuu fidihaa
Faceed ka roonee ifahmeey

Wax fiicanaa aa la faa’idaa
Far kaligeed fool madhaqeesee
Adiga leen ku fiirsahaa

Exit mobile version