Heesta Hiyeeley - Lyrics
Hiyeeleelee hiyee
Oo hiyeeleelow hiyee
Hiyeeleelee hiyee
Oo hiyeeleelow hiyee
Hadaba yeel oo hiyee
Oo hiyeeleelow hiyee
Mar labaad yeel oo hiyee
Oo hiyeeleelow hiyee
Sidii nirig hoogan ooda
Habeen iyo laba maqnaydoo
Hareeriga sare ku lumay
Habeenkuna uu u dumay
Codkeenii kala halawyee
Codkeenii kala halaw
Sidii nirig hoogan ooda
Habeen iyo laba maqnaydoo
Hareeriga sare ku lumay
Habeenkuna uu u dumay
Codkeenii kala halawyee
Codkeenii kala halaw
Hiyeeleelee hiyee
Oo hiyeeleelow hiyee
Hiyeeleelee hiyee
Oo hiyeeleelow hiyee
Hadaba yeel oo hiyee
Oo hiyeeleelow hiyee
Mar labaad yeel oo hiyee
Oo hiyeeleelow hiyee
Hiyeeleelee hiyee
Oo hiyeeleelow hiyee
Hiyeeleelee hiyee
Oo hiyeeleelow hiyee
Hadaba yeel oo hiyee
Oo hiyeeleelow hiyee
Mar labaad yeel oo hiyee
Oo hiyeeleelow hiyee
Aniga heeryada kacay
Had iyo goorbaan sidaa
Naftayduna waa halaw
Hurdana kama ledo habeen
Haweenkaana iigu wacan
Haweenkaana iigu wacan
Aniga heeryada kacay
Had iyo goorbaan sidaa
Naftayduna waa halaw
Hurdana kama ledo habeen
Haweenkaana iigu wacan
Haweenkaana iigu wacan
Hiyeeleelee hiyee
Oo hiyeeleelow hiyee
Hiyeeleelee hiyee
Oo hiyeeleelow hiyee
Hadaba yeel oo hiyee
Oo hiyeeleelow hiyee
Mar labaad yeel oo hiyee
Oo hiyeeleelow hiyee
Sidii nirig hoogan ooda
Habeen iyo laba maqnaydoo
Hareeriga sare ku lumay
Habeenkuna uu u dumay
Codkeenii kala halawyee
Codkeenii kala halaw
Sidii nirig hoogan ooda
Habeen iyo laba maqnaydoo
Hareeriga sare ku lumay
Habeenkuna uu u dumay
Codkeenii kala halawyee
Codkeenii kala halaw
Hiyeeleelee hiyee
Oo hiyeeleelow hiyee
Hiyeeleelee hiyee
Oo hiyeeleelow hiyee
Hadaba yeel oo hiyee
Oo hiyeeleelow hiyee
Mar labaad yeel oo hiyee
Oo hiyeeleelow hiyee