VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hoobaa Hilowlow - Lyrics

Hoobaa Hilowlow
Baheeyaa berka yimadoow 
Oo ciil  iqabo Oo ciil iqaba oo
Midaan calmadaay iisheeg

Hoobaa Hilowlow
Baheeyaa berka yimadoow
Marna iima roona
Marna iima roon
Jacayl anni iima roona

Hoobaa Hilowlow
Baheeyaa berka yimadoow 
Aan wada caweenee
Aan wada caweenee
Caashooy cawa ma isla dheenaa

Queue is empty
-- / --