VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Keeneey - Lyrics

keene keene gardaran gabadh yahay nafsigu sida geedh hadhkeed ayuu labada galin midba gees yahay ha gawricinee keene haa haa keene gardaran dadko oo toban sano galowguna hurdaan sida gaadhsangari gabadhyahay dartaa guuraynayaa keene haa haa keene gardaran gulad iyo abaal waan gilingilshee hala gaadho goortan kula hadlee waan kaa gadoome sawmaaha sawmaaha ma garan
Queue is empty
-- / --