Guryo samiyo howdoo
Seerma waydadii iyo
Gud guduhu saqdii
Miray X2

Salaadii ka qaadoo
Libdhaduna kusii haray
X2

Oo laba sagaalaad
Subax noolba uu helo
Oo sodon dharaarood
Diinka iyo cowshii
Qaryanka iyo deeradu X2

Naa sagaaro mooyee
Wali beeshu sahan
Dhigin X2

Socotadu ku jiideen
Inay sahan madoon
Tahayeey dareemaduna
Dacartiyo kala saartay
Muruqiiyay geedaha
Sawaal baxayeey
Ay caleentu siman
Tahayeey

Cirku sagal yar leyahay
Daruurtana isxidhay x2

Quruxdaa bal suuree
Siday tahay u faalee
Siiraac miliilica sidaa
Saad ka dhigan tahee
X2

Exit mobile version