muusigiyo heesaha
murtidiyo ereyda
maankeena moralkeena
maskaxdeen aweeyaan
mawlaa nagu manystay
abwaanuyo moosishan
kuwa luuqda saaroo
marnaba aan daaleyn

Exit mobile version