dhaan malihiye darbiyada jiiftaa ifkuba dareenkow danteydaad doorisee dookhiyo jaceyl daaimbaa uumee dahabiyo daarood maheystee danteena eegoo daryeel walalooy