soomaalaayb mays maqlaynaa
shaleey maanta maaha
maskax caafimaadoo
muruqiyo dawlad loo
maamuul dawladnimaa
ayaan madaxa galinee
maalimihii na dhaafey
way noo muuqaneysay
madaxdii aduunkoo
meelkasaba ka kala imid
markuuuu hor dhigey
mabdi iisu madaxweynahenu
loowada maqsuudiyo
dhamaan madaxa loo ruxey
lagu siiyey maal galin
waa mahad ilaahay
maxaad muuqaneysa
haben maro lasaaro
mustaa laga

Exit mobile version