ugub caashaq baa ihelay
xubanaha iiga jaroo
anigoon ku aragbaa
uurka kaa jeclaadoo
inkastoonan gaadheyn
arligaad ku nooshahay
wiilaha indhahaygu
raadshaan aragaaga
gabadhyahay aduunyada
wa dhowr ayaamoode
qofna kuma abaadee
ifka joogi meynee
waan kuu abaadee
haygu eegin murugada
arimihii iheystay
aalad kuugu sheegtee
anigoon maleynayn
aqbashoo ajiibtee
jaceyl igu abuurmoo
aadmiga is dhaleecoo
eed hadey timaadana
kaa irdhoobi maayee
gabar yahay aduunyadu waa
dhowr ayaamoodee
qofna kuma abaadee
ifka joogi maynee
waan kuu ildaranahee
haygu eegin murugada

Exit mobile version