Jaceyl gudayaa ihelay
Intuu ii soo ganbaday
Gantaalaha ila dhacee
Geeskaan iraah u cararay
Gudguday soo hooorayiyo
Garneer boo igu noqdee
Go'aygaa Go'aygaa
Go'gaa Hagoogayoo
Gogasha ii soo golyoo
Gariir baa iga baxee
Miyaan gamayaa hurdada
Jacayl galan baa i helay
Intuu ii soo guntaday
Guhaad igu beerayeee
Garka iyo goontahaa qabtoo
Garashaba maba yaqaana
Maxuu iga goonayaa
Go'aygaa Go'aygaa
Go'gaa Hagoogayoo
Gogasha ii soo galyoo
Gariir baa iga baxee
Miyaan gamayaa hurdada