Dj heedhe muusigayga kor uqaad rayadan malaye hay qoonsanine ciilkan marayna kuma sheeganaye qudcurban ku jiroo wan oomanahe 2x

Shan sanan qudcurku jiro wagi ma ii baryeyde iga fur albabka dj tokadeydi weye an uso baxo bananka igu ooriya dhe ani wajixun ma ihi calami ban ahay dhe fananinti hore taa tartan kula jira adunyo markan dhintana jano farduusa ooyi inkaston qurbaha jogo qayb libaax ban ka qaate sidii maradona camal nember toban ban wataa

dj heedhe musigayga kor uqaad rayadan malaye hayqonsanine cilkan marayna kuma sheganaye qudcurban ku jiro wan oomanahe 2x

Saqda dhexe habenki faynusba iishidan de sixirole ma ahiye awliyo alan ahay ciyaal macno malahan casharban udhigi de tiyatarka markan tago hido iyo dhaqan ban wataa hadan dheesha gafana sacabkay iitumayan shaki kuma shiro saxib inan wadani ahaymaskaxdeyda ma ogtahay combuyutar aakujiro baaburkayga ma gartan jarduqayle iga dhe saldhigayga wa ogtahay buhodle ku yala wara dj saxiibaw musigayga kor uqaad dj  heedhe musigayga koruqad

dj heedhe musigayga kor uqaad rayadan malaye hayqonsanine cilkan marayna kuma sheganaye qudcurban ku jiro wan oomanahe 2x

Kamal sahipo ma ogtahay xazidkena wu bate maxa keenay qofwalbaba inuu xarashka noo hayo 
Hawbixin saxibow
Camandaws ba nahee
Caga juglayska ma maqlo
Ciyaal midniman nahee
Kii masero ha masero
Ciil qabow cadaabti gal
Kii xuduudkiisa soo duwana
Anaa waajibkiisa siin
Hooyadeyda waxay tiri
Ninkuudigay kuma dilin
Wara faaruuq saxibow
Ani mad ii dhaarandee
Aqoonba iima lihide
barashoy ku nacaydee
Tiknikadii barmuudana
Wali mana arkin miyaa

dj heedhe musigayga kor uqaad rayadan malaye hayqonsanine cilkan marayna kuma sheganaye qudcurban ku jiro wan oomanahe 2x

Exit mobile version