VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaa ugu wacan - Lyrics

adaa wiilyahow dhibtiyo waxyeelo kajiray naftoo adaa cishqiga waran iyo jaceyl igu wabay runaa adaa waafiyo kalgacal sidii sidii wali shaacira weedhaada jiibsanayay adaa ugu ragoo adaa ugu wanaagsanoo adaa u waxgaradsanow anaad igu wayntahooo anaad wehelkayga tahay adaa waayo aragnimiyo kartiyo wax ogaal lahoo adaa wacadkeeniyooo marnaba wiiqayn axdiga intaan labada wada jiriyo inagu wadar nahay jaceyl aniga war war iyo dhibiyo walaac iga fogee adaa ugu wacan ragoo adaa ugu wanaagsanoo adaa ugu wax garadsanoo anaad igu wayntahoo oo macana wehelkayga tahay
Queue is empty
-- / --