VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Boholyowga caashaqa - Lyrics

bal qabsoo adaa i baday bada inaan jibaaxoo badhtamaha habeenkii lahashaan baroortee boholyowga caashaqa sidii layla barigii baaxaa dagaayee bi'i waayee waa la dhawraa bini aadanimadee ma markaad bogaygiyo beerkayganaad tee aramidu igu baahdaad baanan maayo leedahay bal qabsoo hadaad burin barashadii kalgacalkiyo balantii dhexdeena wali waan u biltiriyaa bildhaan aragaaaguna ani waa ii bishaaroo bartii aan ku kulanaa booqdaa ayaamoo wali ubax ka beeraa
Queue is empty
-- / --