VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqa dareenka ah - Lyrics

caashaqa dareenka ah damac galay naftayda ah dawadiisu waa adi anigaba dadkiisiyo daaraantiisu igu badan doojiyuhuna waa adi waa doog qarsoono dadka uma sinaadee mala adiga kuma dagin daginee marka dayr xishoodiyo dumarnimada lagu daro anaa adiga kaa daranee mar hadaynu dookhiyo dabcigaba ka simanayhay kaalay daadah kaalay
Queue is empty
-- / --