VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kalsooni - Lyrics

sad caashaqa kubeertay miyaa kelinimo dareemay qalbiga kuhashadala ooyay miyaa keli kaafi kara kifaax kuma waaro ruux qofaan kalgacaylka kelii kii aan doortay jantoo hadmaad kurbadaba ka bixin kadeed lama laasimee adoo kabayaan wanaag kafaayo intaad tiraahdo miyaad keeyd ii ahaaan kaskaad xiisaha kubeertay miyaa niyad kugu xaq soora caqliga kayd kenidaamin miyaa keli kuu khidmeeya kalsooni mayeesha ruux qofaan kurba caashaq qabin kalaamka saxdee illaan adaa kabayoo i baree kadeed lamalaasimee adoo kabayaan wanaag kafaayo intaad tiraahdo miyaad keeyd ii ahaaan
Queue is empty
-- / --