sad caashaqa kubeertay
miyaa kelinimo dareemay
qalbiga kuhashadala ooyay
miyaa keli kaafi kara

kifaax kuma waaro ruux
qofaan kalgacaylka kelii
kii aan doortay jantoo
hadmaad kurbadaba ka bixin

kadeed lama laasimee
adoo kabayaan wanaag
kafaayo intaad tiraahdo
miyaad keeyd ii ahaaan

kaskaad xiisaha kubeertay
miyaa niyad kugu xaq soora
caqliga kayd kenidaamin
miyaa keli kuu khidmeeya

kalsooni mayeesha ruux
qofaan kurba caashaq qabin
kalaamka saxdee illaan adaa
kabayoo i baree
kadeed lamalaasimee
adoo kabayaan wanaag
kafaayo intaad tiraahdo
miyaad keeyd ii ahaaan

Exit mobile version