logo Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lahasho mp3 ahaan

Sawirka Barwaaqo qalanjo

Barwaaqo qalanjo

DajisVideo info Whatsapp

Our Snap: Lamaane

Embed

Fikradaada ka dhiibo heestan

Lahasho lyrics

caashaqaan lahaa
waa labeen kalgacal
laabta mayraca oo
waayaha ku ladhan
hadii uu lig dhaxo
waa hubaal lurkuye
liibaan ku dhawr
sawka laalmayee
dhibyaraan lulmaday
ma anaa lugo,a
degdeg lahashadii
meel leexsan marayooo
hubsiimoo la,aan lalmaday
Lyrics by Masuul.com

marlay maan lixine
waxa la ila helay
lin badan qarasoon
dabin lay dhigee
markay laba jacayl
lubigood mid yahay
ka ladaan dhibtaba
mar labad xujada
lagu lama hirtee
ma anaa lugo,a
degdeg lahashadii
meel leexsan marayooo
hubsiimoo la,aan lalmaday

heesta ma shaqeeneeso fadlan nala socodsiiy
-- / --