VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta muhasho - Lyrics

ma naxo jacaylbaa meel igu cidaado maankayga qaade mudo badan midkii muhatay naftaydii midigtii filaayoo meel dheer ma joogine madaxayga suuree mililkiyo xanuunkii adaa maydhi karayee umo wacan midki maalin ay ku curatee kuma dhaafi karaye midkaan doortayoow maareenta qoysoow maankay halyayguye muhanee masiir wacan meher gaw ku siinaa mawlaheen inagu simay marwo iyo ninkeed wacan waa maalmo duniduye alle magantii weeyii maantaba aroos wacan umo wacan midki maalin ay ku curatee kuma dhaafi karaye
Queue is empty
-- / --