VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Naftaada anaa dawayni mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Barwaaqo qalanjo
Naftaada anaa dawayni

Naftaada anaa daweyni
Tulo nafo iin
Tulo nafo iin
Tulo nafo iin

Naftaada anaa daweyni
Dhibkaaga anaa dareemi
Intaan dadba kuu jeclaado
Anaa dayr kuu ahaani
Anaa dayr kuu ahaani
Anaa dayr kuu ahaani
Macaan dayr kuu ahaani
2x

Duruufi duruufi haday timaado
Dushayda anaa ku saari
Hoobeey hoobeey
Hadaad darajooyin gaadho
Anaa dadka kuugu faani
Hadaad darajooyin gaadho
Anaa dadka kuugu faani
2x

Markaan isku dookh ahaaney
Danteena markaan ogaaney
Marka Markaan isku dookh ahaaney
Danteena markaan ogaaney
Duruusaha caashaqeenaa
Wataa wataa wataa dunidii ka yaabtay
Duruusaha caashaqeenaa
Wataa wataa wataa dunidii ka yaabtay
2x

Qalbigaygu aduu ku doortay
Aduu kuu qabaa dareene
Cid kale ma danaynayee
Adaa dunidaydoo dhan ah
Adaa dunidaydoo dhan ah
Adaa dunidaydoo dhan ah
Macaan dunidaydoo dhan ah
2x
Dookhuna dookhuna aduu ku raacay
Adaan kuu dabacsanahayee
Hoobeey hoobeet
Hadalkaaguna waa daawo
Anuu macaan i dabiibaa
Hadalkaaguna waa daawo
Aniguu macaan i dabiibaa
2x

Markaan isku dookh ahaaney
Danteena markaan ogaaney
Marka markaan isku dookh ahaaney
Danteena markaan ogaaney
Duruusaha caashaqeenaa
Wataa wataa wataa dunidii ka yaabtay
Duruusaha caashaqeenaa
Wataa wataa wataa dunidii ka yaabtay
2x

codkii Barwaaqo qalanjo