VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafyahay - Lyrics

Nafyahay kaadsoo ha kufin Karaamo hanoo ha jabin Kalsooni hankaa ha qubin Kalgacal hahahah kalgacal yaanu ku lumin Nafyahay kaadsoo ha kufin Karaamo hanoo ha jabin Kalsooni hankaa ha qubin Kalgacal kalgacal yaanu ku lumin Kabiid adigoon ka helayn Kadeedka ka dhawr naftoo Kashana kasii daa xusuustiyo Kootadan xiligeedu go'ay Kabiid adigoon ka helayn Kadeedka ka dhawr naftoo Kashana kasii daa xusuustiyo Kootadan kootadan xiligeedu go'ay Ruuxaan caashaqa kasaynin Kasbanin kali kuu ahaanin U kaasbiyay naftoo Kal iyo laab ha u jeclaan U kaasbiyay naftoo Kal iyo laab kal iyo laab ha u jeclaan Ruuxaan caashaqa kasaynin Kasbanin kali kuu ahaanin U kaasbiyay naftoo Kal iyo laab ha u jeclaan U kaasbiyay naftoo Kal iyo laab kal iyo laab ha u jeclaan Nafyahay kohosho ha badin Kolnaba damiirkaa ha barin Kurbada ruuxaan ku tabin Kaaftoonoo kaaftoonoo adiguna ha rabin Nafyahay kohosho ha badin Kolnaba damiirkaa ha barin Kurbada ruuxaan ku tabin Kaaftoonoo kaaftoonoo adiguna ha rabin Koboc adigoon ka sugayn Kaahaaguna yaanu damin Kaadsoo samirkana ha ka tagin Rabina kaashoo ha tilin Koboc adigoon ka sugayn Kaahaaguna yaanu damin Kaadsoo samirkana ha ka tagin Rabina Rabina kaashoo ha tilin Ruuxaan caashaqa kasaynin Kasbanin kali kuu ahaanin U kaasbiyay naftoo Kal iyo laab ha u jeclaan U kaasbiyay naftoo Kal iyo laab kal iyo laab ha u jeclaan
Queue is empty
-- / --