Heesta Qalbi - Lyrics
Aqoon daranaa naftanii
Caashaqu nugleeyayee
Nacayb adoo u qaba
Samaha kaa naawishaa
Niyadda adigoo ka dileen
Haddana nacab uma tihidee
Naruureey kaa sugtaa
Nasiibka iska badiyoow
Nasrigii eebahay
Nasteexa adoon kategin
Qalbiga naxariis ureeb
Ayaan daranaa nabdigaan
Jacaylku nagaadayee
Nasteexada kaa sugtaa
La jeceshahay nitaaqadee
Naxli adigoon ibadin
Nabsiga kusoo ritiyoo
Naxariis baan kaa fishaa
Nasiibka iskeen badiyoo
Nasriga eebahay
Nasteexo adoon ka tegin
Qalbiga naxariis ureeb.....