VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sideen kaaga cuudiyaa - Lyrics

kolkii caashaqu mug yeeshay kolkuu curdinimada dhsafay kolkuu cududiisii buuxshey kolkuu cadow liicin waayey kolkii nacab caadam waayey markay cid waliba ku daashey siloo helo cudur galaafta sowtaa caqligu wax garaad kiyo cidkale ulayeelatee kaashii caadiga ahayd ciladu uyeelay maaha hadaan cabashada naftada dawiyo cashar siin lahaa colkaan dhabarka uga tagan sideen kaaga cuudiyaa cilmigan ay kuu dhigeen kolkaan nafta kugu caasumay kolkaan cado kaa ilaashay kolkaan cisigaaga dhowray kolkaan cishqi badan kusiiyey kolkaan curadow ku doonay kolkaan cidna kugu halayn si laynoo kala cidleyoo sowkaan cindigiyo kaskaagii culays jiri yeeshayee anoon cisho qudha dayacin cadhadu kaa buuxdo maaha hadaan cxalmashada naftada dawiyo cashar siin lahaa cadowgan dhabarka taagan sideen kaaga cuudiyaa cilmigan ay kuu dhieen
Queue is empty
-- / --