VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xulasho - Lyrics

naftii kugu xeer lahayd xumaanta markaad u quudhay ayaan nacab kugu xisaabshoo niyadaan kuu hayn xaqdhawr xadkaan la dhaafin iyo xurmadii adigaa ka tagayoo qalbigii adi kuu xalnaa gudan waayay xilkiisii xulashadii dhexdeena tiil xidhiidhka adigaa u gooyo xiisihii kalgacalkana xagaaga adigaa cidleeyay naftii ku xis guurtayee xanaano markii ay wayday ayay xalka gaadhayoo xasuus baanay kuu qabin xaqaan mudnaa iyo xubigii adigaa burshoo laabtii adi kuu xaadhnayd garan waayay xushmadeedi xulashadii dhexdeena tiil xidhiidhka adigaa u gooyo xiisihii kalgacalkana xagaaga adigaa cidleeyay
Queue is empty
-- / --