Jir jiroole, Dumaroow,
idiin ka joogi weeynoo
idiin ka jiifi weynee
jihadeen u cararnaa

Jirjiroole Dumaroow
Raga waxaad ku jabisaan
adigaan ku jeceloo
kalgaceeyl aan jirinbaa
waligiin jileeysan,

Jiljiroole Dumaroow
Jamalka iyo quruxdaad
nagu jiidataanoo
hadba waxaayda jamataan
jeblacaga kii wada,

Jir Jiroole Dumaroow.
haa haa

Imisa nin jail iyo
gaalshire ka jiiq loo
imisa jiro iyo cudur
Jam jaamay awgiin,

Jir jiroole dumaroow
Hadeydaan jiin nagu noqon
XAWO geedki aanay jaran
Janadii Fardowsaan
hadba jimicsan laheeyno,

Jir jiroole dumaroow…

Exit mobile version