VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maryan - Lyrics

Mudo badan ayaan waday Maweelada naftaadoon kuu miraayey hadalkoo si aan ku maqsuudiyo meer meerinaayee Anoo moodey xaajadu meel wacan inay maraysoo meher kaliya noo hadhay Ayaad muran ka daartood macsalaama igu tidhi kamanaan mutaysan axdi aad u meel dayin waxaa dhaanta mayaan iri Iinaad may maryaneey marna kaama filanayn inaad maya ileedahay walow maanta aad tidhi isma naqaan Hadaad mooday caashaqu maalmo qudha inuu yahay micnihiisa maad garan maweeliyo cayaar baad moodeysaa adiguye beejka labaad Intuusani iigu maaxane micida igu adkeysan mahadhadiisa igu badan mid kalaan la haystaa marna imaadan odhanine Uurkoo mayidaad afka malaha kayeesho isukey macaysee murugaan ihayniyo mushkilo igu abuurtee misna muran ka daartood macsalama igu tidhi kamanaan mutaysan axdi aad u meel dayan waxa dhaanta mayaan iri Inaad may Maryaneey marn Kaama filanmayn maryaney marna kaman filanayn inaad maya ileedahay walow maanta aad tidhi isma naqaan Hadaad mooday caashaqu maalmo qudha inuu yahay micnihiisa maad garan maweeliyo cayaar baad moodeysaa adiguye
Queue is empty
-- / --