VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Af dheer mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Bashiir dirgax
Af dheer

hooda qaaliyeey
habla lama sinide
hoygii nabada iyo
ma har geelad ka timid
habka socodka iyo
talaabada haboon
ishu halacsatoo
hubqaadkaaga i dilay

halbawlaha wadee
dhiigayga u habiyo
hanaqa iyo wadnaha
adigaa hadhsaday

habooneey qalbiga
adigaa hanteee
hoo jacaylkaan
ku idhi

yartii gobanimada
loo hibeeyay iyo
marwadii haweenka
af dheerbaan ka helay
waa har geelee
waa jaraatii
qarsaa dhuuleey
doola baaaydhee
iyo baaray
hoy af dheerbaan ka helay
mar wadii haweenka

hooda iyo nasiib
lagu helyeey
hayb wanaagsaneey
hurda kaama lado
dhaqankiyo hidihii
adigaa huwane
hanbalyaysoo
naftaan hadiyad
kaaga dhigay

haneedado dhashiyo
geel lur wyna iyo
hantibaan kaa bixine
hayee iga gudoon
heesahaaga iyo
hadalkaaga wacan
ina aabooy yaa
ku haraad baxa
by masuul.com

codkii Bashiir dirgax