yartaan daydayeen huunooy
daydayeen raadiyaan huunoy
dooxa waynee dusmiyo huunooy
dayrka baandhee heeyayba huunooy

ma yarkaan daydayeey huunooy
daydayeen raadiyaan huunoy
dooni iyo oo rakaab huunooy
walba uga dagaa huunoy

oo jacaylka dumar
taan ka doortaay durduro

oo jacaylaka dumar
taan ka doortaay
dirgax ala dirgax

dawadaydii iyo huunooy
tii i deeqdayeey huunooy
aynu dadab galnee huunooy
ma u tahay diyaar huunooy

dadka lama sinide huunooy
raga kaa doortay huunoy
dayrin maayo oo jacayl huunooy

Exit mobile version