VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Geenyo iyo giblo - Lyrics

gabdhaha gayigaad garasha dheertoo inaan kuu go aa garbay noqotoo gab baan kugu ahay hadeer geenyooy habeen gabigii hurdada ma gam oo hadaad gaadhoo meel naftaa gubatoo intaan goohaan waliba gurxamoon aan giblaynee geenyooy ka gil gilo garbaha sidii geenyo shaashka loo fidhay ama gorayiyoo haldhaaga gugaa gabdhaha gacalooy wax dheertahay my masuul.com
Queue is empty
-- / --