VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ba anaa allahayow - Lyrics

Markan tiisa ruuxaad Ka shaqayso uurkoo Haday bari wax gaaraan Beerka kula xanuusado Oo aad baraariyo Umada soo badbaadaa 2× Isna baaba,aagiyo Qeyladaada jacayloow Isna baaba,aagiyo Qeyladaada jacayloow Intu boqonta kaa jaray Booraan hadimo kuu qoday Ba,anaa alahayoow ba,anaa Ba,anaa alahayoow ba,anaa 2× Hadii bo,oo qof leeyahay Bareer kuma dhawaaqoo Banaankaa hortiisaa Baqa haduu ka joogsado Jirada yaa ka bixi kara Baqa haduu ka joogsado Jirada yaa ka bixi kara Qofkaad bari is barateen Balana aydin dhigateen Adaa bulshada kale Isaga uga bogaysoo Beesha kaaga muuqdoo Birta kaaga sii adag 2× Wacadkeena guuxiyo Laba bari samaadkoo Wacadkeena guuxiyo Laba bari samaadkoo Kaaga baxo kolkuu rabo Booraan hadimo kuu qoday Ba,anaa alahayoow ba,anaa Ba,anaa alahayoow ba,anaa 2× Hadii bo,oo qof leeyahay Bareer kuma dhawaaqoo Banaankaa hortiisaa Baqa haduu ka joogsado Jirada yaa ka bixi kara Baqa haduu ka joogsado Jirada yaa ka bixi kara
Queue is empty
-- / --