Barkintiisa ruuxaad
Ka jafayso boodhkoo
Haday bari wax gaar-
Aan beerka kula xanun
Sado oo aad baroor
Iyo

Isna baaba'aagiyo
Baylahdaada jeceloo
Intuu boqonta kaajaron
Booraan hadimo kuu
Qodo ba'anaa alahayow
X2

Haduu boog qof leey-
Ahay bareer kuma dha-
Waaqoo banaanka hor-
Tiisa baqa hadu kajog
Sado shidada yaaka
Bixi kara x2

Qofaad bari isbarateen
Balana aydun dhigaten
Ee aad bulshada kale
Isaga uga bogaysoo
Meesha kaaga muqdoo

Wacadkeena buuxiyo
Ama bari samaad koo
Kaaga baxo kolkuu
Rabo booraan hadimo
Kuu qoday ba'anaa
Allahayow ba'anaa
X2

Haduu boog qof leey-
Ahay bareer kuma dha-
Waaqoo banaanka hor-
Tiisa baqa hadu kajog
Sado shidada yaaka
Bixi kara x2

Exit mobile version