Heesta Dhimbil qudhuc - Lyrics
Xalay kow dhindila huura
Hoyow dhama celiyoow
Anigaa dhex jiifoo
Dhibaataysan maan kicin
Dheelaloow hurdada goor
Intaan day labada dhinac
Kunaagaa indhoodoo
Karkiyo gobolkii kama tagin
Maan dhaqaaqin kaligeeyoo
Aadku iima dhaantayn
Intaan dhaato dheef yidhi
2×
Dhul u moosan maan taginoo
Dhul u moosan maan taginoo
Qudhayahay dugaagiyo
Kaligaa xishootaa
Qudhayahay dugaagiyo
Kaligaa xishootaa
Deetana isoo eeg
Dhaxantii i qabadsii
Deetana isoo eeg
Dhaxantii i qabadsii
Naxariisyo iyo dhiilada
Jidhka dhogori kama kicin
Jidhka dhogori kama kicin
Markaan soo dhawaadee
Igu dhawaaqay bahalkii
Intaan aadii laba dhagax
Dhabadii kumaan noqon
2×
Anoo dhiigu joogsaday
Dhirtaan maray gudoodigaa
Dhudhumadu i jeexnee
Qofkaan garan dhibaatada
Aan nin dhaxee ma soo dhicin
Aadaaliyo dhamaantiin
Iga daa jidh dhaawaca
Aniguna yaanay kuu dhiman
2×
Hadalada gohaysiyo
Dhawaaqaadi leedahay
Dhalaankeedi yahay
Dhabaan kuugu sheegay
2×
Dooxan soo xulan yahay
Adiguna naftaada ogow
Inanyahay dhaawacu
2×
Dhiban oo curyaanahoo
Dhiban oo curyaanahoo
Yuu inan dhex qaadoo
Dooxyada waxbarashada
Bariiska inaan dhameeyo
Midna adoo dhambaalin
Oo aqoon dadkan uu xigo
Maxaad ugu dhawaaqday
Maxaad ugu dhawaaqday
Baybilada kalgacalada
Oodoo korin waayoo
Ha quficin beerka
Shaqiilbaa i dhaawacay
Balandhawr ma dhawrtaan
Halka aad ka dhimatiyo
Caashaqu intuu dhigo
Dhaadee dhaligoo
2×