VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Geesi loo qiraan ahay mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Bashiir ibraahim
Geesi loo qiraan ahay

Qudhayda adigoon
Arag wiilka soo qam-
Aamahayow x2

Buuraha qotada dheer
Qowyadan isdabayaal
Intaa aad khabar li'i ku
Dhicin x2

Runta aan kuu kala
Qalee qowlkaan ku
Hadlaayo qoroo x2

Qatalaa aniga la'iyiraa
Ragaan qabatada ku
Xiraa qabuuraha wali
Ku jiree hadaanaan
Ku qaabileen qalooca
Miyaan kaheli x2

Gabar qaaliyaan ahoo
Sintayda wali nin ma
Qaban Qudbada wali
Igama jabin qasnadu
Way iidhan tahay
Gab gabluhu kala qa-
Ada iyo ninaba qosol
Igama helo x2

Hadaad raga qayrkii
Aad tahayd aniguna
Qalanjadii haween
Kee quruxda usidaan
Ahay x2

Anoon qaalmo kaa
Bixin yartan qiiqa isku
Qarinay x2

Qadow dhaban kuyaal-
Aay ha iska shubin qar
Kaa dheer qalbadaada
Qiiro hoy uqaad x2

Qoolka aad ii dabi iyo
Sheekada qaraar laha
Kadaa x2

Kuwii qayrkaa ahaa
Horaan uqardoofayoo
Qoryana anigu uma
Dirtee anoon qaayah-
Aaga arag mashedan
Kaa qabtaa x2

Waxan ahay wiil qal-
Bi lahoo qudhaydana
Qanjiiro iyo qundana
Wali lagama qaadin
Haween waan ka qat-
Anahay qalbiga laab
Tiyo wadnaha aa qur-
Aanbaa iigu dhigan

Hadaad dumar qalan
Jadood tahay aniguna
Qayskii ragee geesi
Looqiraan ahay x2

codkii Bashiir ibraahim, Xaliimo Milaano