Markii uu ciilan yahay
Col iyo dirir baa dhex taal
Culas badanbuu qabaa
Cadaalad daraa ku timid

Araa lagu maamulaa
Anigu caynkaa ma qabo
Araa lagu maamulaa
Anigu caynkaa ma qabo
Fanaan caanaan ahoo
Codkaygay jecel yihiin

Markay ii soo cawdaan
Anaa ciirsii u noqdoo
Dhagaha anigaa u culoo

Kolaan caashaq ku shubo
Ciyaar kol aan u tumo
Kolaan caashaq ku shubo
Ciyaar kol aan u tumo
Kolaan caashaq ku shubo
Ciyaar kol aan u tumo
Cibaadada diintiyo
Kol aan cibri uga waramo

Music kala caynibaa
Dhamaan ku casuumayaa
Music kala caynibaa
Dhamaan ku casuumayaa

Hab dhawrkii calaacalaay
Inaad cuyuun dooran lahayd
Cashiiraan kuu ahee
Aniga i caleemo saar
Aniga i caleemo saaroo

Exit mobile version