Sowtani la igaabshay
La'iigooyay xarigee
La'igu garaacyay irid-
Oo la iigaaday anigee
X2

Goormaynu talo gaari
Guushii aan goobaayay
Gabar yahay gugii hore
X2

Gabar yahay kalgacal
Kaagii gam igiina iidiid
Gowraha fariisto meela
Gaari waayee x2

Goormaynu talo gaari
Guushii aan goobaayay
Gabar yahay gugii hore
X2

Gabar yahay gawaan iyo
Gidaar lahadli mayee
Adigay gumaadoo dookh
Iga galayee x2

Sowtani la igaabshay
La'iigooyay xarigee
La'igu garaacyay irid-
Oo la iigaaday anigee
X2

Goormaynu talo gaari
Guushii aan goobaayay
Gabar yahay gugii hore
X2

Exit mobile version