VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaanto ft Birimo - Lyrics

dhulka baaxada leh ee bidhaanta wacan birimooy walaaal yaa kusoo baroo aarey kula dagoo balooleey kugu tuma baxsanoow bashiir yarkii loo bagoow kaama boodsaniye bartamaha dalkiyo birqoodiyo i gee baladkii jigjiga barta halisata iyo bahdiyo qalbiga yaad ku beerantoo waxaa tahay badhkay bu,da dhaayihiyo bahda iyo qalbiga yaad kuu beerantoo waxaa tahay bogay barwaaqadii godey baxsaneey duudcadiyo biirqoodkii hadhaawe beeshu nabad ku tahay birimooy walaal maku soo baraa beerihii bushuro beesha xamara iyo buurihii nogbeed oon ballaayo jirin beermiliyo igee fiiq aan soo bartee barta halisata iyo beerka iyo wadnaha yaad ku beerantoo waxaa tahay badhkay bu,da dhaayihiyo bahda iyo qalbiga yaad kuu beerantoo waxaa tahay bogay boga boga bashiiroow boga
Queue is empty
-- / --