dhulka baaxada leh
ee bidhaanta wacan
birimooy walaaal
yaa kusoo baroo
aarey kula dagoo
balooleey kugu tuma

baxsanoow bashiir
yarkii loo bagoow
kaama boodsaniye
bartamaha dalkiyo
birqoodiyo i gee
baladkii jigjiga

barta halisata iyo
bahdiyo qalbiga
yaad ku beerantoo
waxaa tahay badhkay

bu,da dhaayihiyo
bahda iyo qalbiga
yaad kuu beerantoo
waxaa tahay bogay

barwaaqadii godey
baxsaneey duudcadiyo
biirqoodkii hadhaawe
beeshu nabad ku tahay
birimooy walaal
maku soo baraa

beerihii bushuro
beesha xamara iyo
buurihii nogbeed
oon ballaayo jirin
beermiliyo igee
fiiq aan soo bartee

barta halisata iyo
beerka iyo wadnaha
yaad ku beerantoo
waxaa tahay badhkay

bu,da dhaayihiyo
bahda iyo qalbiga
yaad kuu beerantoo
waxaa tahay bogay

boga boga bashiiroow boga

Exit mobile version