VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta gobolada - Lyrics

cado iyo wardheerban ku geyne ciidi jarareede qoraxeyda caanka ayaabad casarkiiye laafyoone citydibay caweysinka dad gobe heeso kuu curine daawo iyo casuun wax ku tagi caro san liiban curudyahay qalbiga yelate cogatay laabtuye cisi iyo kalgacal iyo caashaq kugu sooro sidii curad uu ugas dhalay ayaan kaga baxin cuude calaf ha igu kaa simo qof kale ii cuntami waye godayban ciyaar kugu tmi meel cagaar badane gogodbaa cirkoo da'ay balaxsan cimiladeediye togdheerban cidoo darar fiid caano kugu siine herer iyo ubad waxa ku dhali faafan canabeeye curudyahay qalbiga yelate cogatay laabtuye cisi iyo kalgacal iyo caashaq kugu sooro sidii curad uu ugas dhalay ayaan kaga baxin cuude calaf ha igu kaa simo qof kale ii cuntami waye
Queue is empty
-- / --