hhuunoooy sidii gorayo haldhaa
hhuunoooy godiyo keen gacmaha
hhuunoooy gabi soo foorariyo
hhuunoooy hayga galin god dheer
hhuunoooy dhulkan garanayee
hhuunoooy gobka laga heliyo
hhuunoooy gebi cas bay
hhuunoooy gaari dumar jirta
hhuunoooy gibinkaaga yar
hhuunoooy gayaankaaban ahaye
hhuunoooy ma is guursanaa

hhuunoooy gurigii wardheer
hhuunoooy gacaladii tolkay
hhuunoooy gabadhii joogtayeey
hhuunoooy gaar laguu salaan
hhuunoooy gura dhaamoooliya
hhuunoooy gashka raasa oo
hhuunoooy galab rooobku uu helay
hhuunoooy gogol quruxsana
hhuunoooy gurigii deeq janiyo
hhuunoooy garbo lagu dhalyee
hhuunoooy ma is guursanaa

Exit mobile version