VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jamasho - Lyrics

caku saw jacaylkiyo dani may jilib xidhin jamashada naf iga maqan riyo kulama jiifsado jaaha adag naftaydaay jibaad olosho beeneey adoo waaxyahay jaroo jeenyaha i gooyee waa aduun jacaylkii kala iibsi joogoo ninkuu jeebku madhanyahay jaahil lagu tilmaamee jirab iyo dhibaatiyo waxaan jarar kasoo dhacay uma jooojinaayee macaan kaalay ila joog jacaylbaa i jajabiyyoo i jibaaxay anigee jarati buu igu helayoo jalkii qaadan waayoo jaha adag naftaydaay jibaad olosho beenaay aday waaxyaha i jarayoo jeenyaha i gooyee
Queue is empty
-- / --