VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qarbi bayax - Lyrics

qacdaan ku arkay indhuhu qaboobaaneey anaa qalanjooy ku jecel anaa qudha iyo wadnaha anaa kugu qoray qalbiga qaboobaayeey qalbigu adaa qoodhii jabuutaay adaa qardho iyo ku nool xamar adaa qasrigii hargeysiyo ku nool qaaradeenii hooyee qaboobaayeey qalbigu quruxdasinidiyo amaanta aduu qaadirkeen ku siiyay anaa qaaliyeey ku jecel anaaa qiimo kuu hayoo anaan kaa quusanaynn qabooobaayeey qalbigu adaa qabri bayax jigjiga adaa gaarisiyo qaryooley adaa qasrigii laascaanood ku nool qaaradeenii hooyo qaboobaabeeye qalbigu
Queue is empty
-- / --