Heesta Labeenta - Lyrics
Geedkii mirihiisa
Gaduuta ayaa gur--
Ashaal kugud boo--
Naadee anoo gabdho
Gees marayee adaa
Gabalkood ifisee x2
Gaabsi makuu wadi
Yee gaf xumaan geer--
Iyaa ka roonee an
Gambashaal ma
Aqaan gadi gaadaan
Kugar wax sadaaye
X2
Gaabo garaadkaa
Mayaree guhaadna
Adaa iga goysayee
X2
Giniyaal dahabaan
Gibilkaa ku taxaa
An waa gaaray go'
Aan kaasee garaad--
Aan kaaga dhigaa
X2
Waa gar inaan galad
Kuugala oon kugu
Dhaafin goobtaan
Garabkay midigaa
Tahay aan ku gar
Gaarsanayee x2
Gacalkaa maa iga
Gaagaxaa gibilkay--
Gaad gabal ogayahay
X2
Giniyaal dahabaan
Gibilkaa ku taxaa
An waa gaaray go'
Aan kaasee garaad--
Aan kaaga dhigaa
X2