kulaylka caashaqa
kurbadiisa badan iyo
kalamadan ileedahay
waaba kala taalee
rafiiqii qalbigow
kalsooni dhistoow
balkaalya naftaydaay
kaan hiigsanaayow
kolkooli naftteydaa
kulmiyooow walaal
waadacaa ku faalaa
kalmadan ileedahay
waaba sanaga eee
rafiiqii qalbigow
kalsooni dhisoow
kaan tiigsanaayow
balaayo kaalay
kolkooli nafteydaan

Exit mobile version